HomeWararMadaxweyne Afwerki oo dhex-dhexaadinaya Dowladdo uu ka dhaxeeyo khilaaf xoogan

Madaxweyne Afwerki oo dhex-dhexaadinaya Dowladdo uu ka dhaxeeyo khilaaf xoogan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dalka Eritrea, Isaias Afwerki ayaa waxa uu bilaabay dadaal cusub oo uu ku doonayso in xal looga gaaro Xiisadda Suudan iyo Ethiopia ee Muranka Biyo-xireenka Ethiopia ee GERD. Madaxweynaha Eritrea oo Maanta booqasho 2 maalmood ah ku tegay caasimada dalka Sudan ee Khartoum ayaa waxa Socdaalkiisa lagu tilmaamay mid Diplomaasiyadeed oo uu ku doonayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Eritrea, Isaias Afwerki ayaa waxa uu bilaabay dadaal cusub oo uu ku doonayso in xal looga gaaro Xiisadda Suudan iyo Ethiopia ee Muranka Biyo-xireenka Ethiopia ee GERD.

Madaxweynaha Eritrea oo Maanta booqasho 2 maalmood ah ku tegay caasimada dalka Sudan ee Khartoum ayaa waxa Socdaalkiisa lagu tilmaamay mid Diplomaasiyadeed oo uu ku doonayo xal laga gaaro Muranka Biyo-xireenka Ethiopia ee GERD.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Warbaahinta Madaxa bannaan ee dalkaasi ayaa shaaciyey in hadalka Socdaalka Madaxweynaha Eritrea tahay Xalinta Muranka Biyo-xireenka GERD, iyadoo ay Dowladaha Masar, Sudan iyo Ethiopia isku haystaan saami-qeybsiga Biyaha ee webiga Nile.

Ethiopia ayaa qorsheynaysa inay bisha July dhamaystiraan biyo-buuxintii 2-aad ee Biyo-xireenka GERD, iyadoo ay Dowladaha Masar iyo Sudan ka soo horjeedaan.

Dhismaha Biyo-xireenkaasi waxaa la bilaabay sanadkii 2011-kii, iyadoo qorshuhu yahay in Biyo-xireenka laga dhaliyo Koronto Ganacsi ahaan loo gaarsiinayo Guud ahaan Ethiopia iyo dalalka deriska.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts