HomeWararXubin cusub oo lagu daray Guddiga xalinta Khalalaasihii ka dhacay Muqdisho

Xubin cusub oo lagu daray Guddiga xalinta Khalalaasihii ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Roobe ayaa magacaabay Guddi Farsamo oo ka soo tala bixiya xal ka gaarista khalalaasihii ka dhacay Magaalada Muqdisho. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa lagu magacaabay Guddigan oo ka 11-xubnood, kuwaasi oo isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano oo ka kala socda Xukuumadda iyo Mucaaradka. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Roobe ayaa magacaabay Guddi Farsamo oo ka soo tala bixiya xal ka gaarista khalalaasihii ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa lagu magacaabay Guddigan oo ka 11-xubnood, kuwaasi oo isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano oo ka kala socda Xukuumadda iyo Mucaaradka.

- Advertisement -

Guddigan ayaa waxaa dib looga daray Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed oo Guddiga ku noqonaya 12-xubnood , kuwaasi oo kasoo tala bixinaya xal ka gaarista khalalaasihii ka dhacay Magaalada Muqdisho ee u dhexeeyay Ciidanka dowladda iyo kuwa Milateriga ee kasoo horjeeday muddo kordhintii lasoo sameeyay.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Roobe ayaa faray Guddigan ka kala socda Dowladda iyo Mucaaradkaa inay si toos ah u gutaan waajibaadkooda shaqo ee loo idmaday.

Hoos ka Akhriso Magacyada Guddiga la magacaabay.

- Advertisement -

1-Wasiirka Amniga Xasan Xundubey Jimcaale Guddoomioye

2-Wasiirka Arrimaha Gudaha Mukhtaar Xuseen Afrax Xubin

3-Wasiirka Gaanshaandhigga Xasan Xuseen Xaaji Xubin

4-Mudane Cabdi Sheekh Axmed Rooble Xubin

5-Wasiiru Dowlaha Amniga Farxaan Cali Axmed Xubin

6-Wasiir ku xigeenka warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf (Al-Cadaalla) Xubin

7-Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Xubin

8-Senator Yuusuf Geelle Ugaas (Ugaas dhageey) Xubin

9-Senator Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhagdheer) Xubin

10-Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur Xubin

11-Xildhibaan Mahad Maxamed Salad, Xubin

12-Xildhibaan C/xakiin Macalim Axmad, Xubin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts