HomeWararCiidanka diidan muddo kororsiga Farmaajo oo Carro-tuur ku jaray waddooyin

Ciidanka diidan muddo kororsiga Farmaajo oo Carro-tuur ku jaray waddooyin

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka Milateriga ee maalmo kahor soo galay Magaalada Muqdisho kana kasoo horjeeda muddo kororsiga Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay carro-tuur cusub dhigtay waddooyin ku yaalla degmada Yaaqshiid iyo Kaaraan ee Gobolka Banaadir. Ciidamada Milateriga oo dadka ay arkayeen iyaga oo wata gaadiidka nooca dagaalka ayaa sigaar ah Carro-tuurka ku xirtay Isgoyska Fagax, Jungal, Siisii iyo waddooyin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Milateriga ee maalmo kahor soo galay Magaalada Muqdisho kana kasoo horjeeda muddo kororsiga Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay carro-tuur cusub dhigtay waddooyin ku yaalla degmada Yaaqshiid iyo Kaaraan ee Gobolka Banaadir.

Ciidamada Milateriga oo dadka ay arkayeen iyaga oo wata gaadiidka nooca dagaalka ayaa sigaar ah Carro-tuurka ku xirtay Isgoyska Fagax, Jungal, Siisii iyo waddooyin Jidcadayaal ah oo dhexmara xaafaddo kale.

- Advertisement -

Lama oga sababta keentay in Ciidanka Milateriga ee ka gadoodsa muddo kordhinta loo sameeyay Madaxweyne Farmaajo Carro-tuur ugu xirtaan waddooyinkaas, xili labadii maalin ee lasoo dhaafay laga dareemayay Caasimadda dhaq-dhaqaaqyo Ciidan.

Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Milateriga oo kasoo baxay furimaha dagaalka ee deeganada Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa dhawaan soo gaaray Muqdisho, waxaana Ciidankaas iyo kuwa dowladda Federaalka dhexmaray dagaal xoogan.

Xaaladda Caasimadda dalka ee Muqdisho ayaa haatan degan oo dhaq-dhaqaaqyo Ciidan oo iska soo horjeeda laga dareemayay, waxaana muddo kororsiga uu sameeyay Farmaajo diiday Madaxweyneyaasha Glmudug, Hirshabeelle iyo Ra’iisul Wasaare Rooble.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts