HomeWararMadaxweyne dallacsiiyey Saraakiil uu ka mid yahay Taliye ka howlgalay Soomaaliya 

Madaxweyne dallacsiiyey Saraakiil uu ka mid yahay Taliye ka howlgalay Soomaaliya 

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dalka Uganda, ahna Taliyaha Guud ee Ciiddamadda dalkaasi, Yoweeri Kaguta Museveni ayaa waxaa uu darajooyinka u kordhiyey 40 Saraakiil Sarsare oo ka tirsan Ciiddanka Difaaca dalkaasi ee UPDF. Sida laga soo xigtay Liis ay daabacday Afhayeenada Ciiddnka Uganda, Sarreeye Guute Falvia Byekwaso ayaa waxa ka muuqday in 7 Sarkaal oo darajadooda ahayd Sarreeye Guute […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Uganda, ahna Taliyaha Guud ee Ciiddamadda dalkaasi, Yoweeri Kaguta Museveni ayaa waxaa uu darajooyinka u kordhiyey 40 Saraakiil Sarsare oo ka tirsan Ciiddanka Difaaca dalkaasi ee UPDF.

Sida laga soo xigtay Liis ay daabacday Afhayeenada Ciiddnka Uganda, Sarreeye Guute Falvia Byekwaso ayaa waxa ka muuqday in 7 Sarkaal oo darajadooda ahayd Sarreeye Guute loo dallacsiiyey Sarreeye Gaas (Major General), halka 77 kale oo Koloneel ahaa loo dallacsiiyey Sarreeye Guute (Brigadier General).

- Advertisement -

Dhinaca kale, Saraakiisha min hal darajo la dallacsiiyey ayaa waxaa ka mid ah  Taliyihii hore ee Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, Sarreeye Guute Kayanja Muhanga oo loo dallacsiiyey Sarreeye Gaas.

Waxa kale oo uu Muhanga dhawan ahaa Xiriiriyihii Hawlgalka wadajirka ee Ammaanka Kampala muddadii ay socotay Doorashadii Guud ee dalkaasi bilowgii sanadkan ee Madaxweyne Museveni  markii 6-aad loo doortay inuu hoggaamiyo dalkaasi oo uu dagaal Jabhadayn ku qabsaday bishii January 29-dii ee sanadkii 1986-dii.

W/Q: Ustaad Nuuradiin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts