HomeWararGuddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmo ka tirsan Gobolka Hiiraan

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmo ka tirsan Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dowladdaha Hoose ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Guddoomiye cusub u magacaabay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Muumin Maxamed Xalane (Eelaay) ayaa loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha cusub ee degmada Maxaas, kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Maxamed Caadle, isagoo bedelaya Guddoomiyihii hore ee degmadaas Cabdi Muumin Cilmi. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dowladdaha Hoose ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Guddoomiye cusub u magacaabay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

Muumin Maxamed Xalane (Eelaay) ayaa loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha cusub ee degmada Maxaas, kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Maxamed Caadle, isagoo bedelaya Guddoomiyihii hore ee degmadaas Cabdi Muumin Cilmi.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiirka Arrimaha gudaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Siyaasada iyo Maaliyada Gobolka Hiiraan oo laga dhigay Abuukar Cabdullaahi Maadey.

Wasiir Caadle ayaa dhammaan Hay’addaha amniga iyo shacabka faray inay la shaqeeyaan Mas’uuliyiinta cusub ee la magacaabay, waxaana labada Mas’uul laga dalbaday inay gutaan waajibaadkooda shaqo.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts