HomeWararKoonfur Galbeed iyo AMISOM oo Shir ka yeeshay la dagaalanka Al-shabaab

Koonfur Galbeed iyo AMISOM oo Shir ka yeeshay la dagaalanka Al-shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir guddoomiyey shirka Gollaha amniga ee Maamulka oo todobaadkan ay ka qeybgaleen Taliyaha qeybta sedaxaad Ciidanka AMISOM, Sarakiil ka socday dowlada Ingiriiska iyo qeybaha kala duwan sarakiisha laamaha amniga. Shirka oo ahaa mid saacado qaatay ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay xaaladaha amaan ee deegaanada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir guddoomiyey shirka Gollaha amniga ee Maamulka oo todobaadkan ay ka qeybgaleen Taliyaha qeybta sedaxaad Ciidanka AMISOM, Sarakiil ka socday dowlada Ingiriiska iyo qeybaha kala duwan sarakiisha laamaha amniga.

Shirka oo ahaa mid saacado qaatay ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay xaaladaha amaan ee deegaanada koonfur Galbeed iyo sidii loo bilaabi lahaa howlgalo ka dhan ah Al-shabaab iyo sidii loo kordhin lahaa howlgalada lagaga hortago qaraxyada iyo dhibaatooyinka kale loo geysto shacabka ku nool Gobolda deegaanada Maamulka

- Advertisement -

Qar kamid ah saraakiisha laamaha amniga ayaa laga dhagaystay warbixin ku saabsan amniga iyo howlgalada ay fuliyaan ciidanka waxaana ay sheegeen in ciidanka ay sii laba jibaareen howlgalkooda inta lagu gudajiro bisha barakaysan ee Ramadaan

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed  Lafta-gareen ayaa u mahadceliyey Sarakiisha laamaha amniga, isaga oo ku bogaadiyey sida ay u gudanayaan waajibaadkooda.

Madaxweynuhu waxaa kaloo uu ku dhiirri-geliyey saaxibada Soomaaliya dadaalka naf-hurnimada leh ee ay ku bixiyeen nabadeynta iyo hormarada dowlad Goboleedka KG ku tilaabsatay, isaga oo hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay xiriirka iyo wada shaqaynta Labada Ciidan iyo Shacabka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts