HomeWararPuntland oo soo saartay Baaq ku socda Shacabka deegaanadeeda

Puntland oo soo saartay Baaq ku socda Shacabka deegaanadeeda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga Wacyigelinta ee xanuunka halista ah COVID-19 ayaa maanta kulan is xog-waraysi ah ku yeeshay Xarunta Wasaaradda Caafimaadka Puntland ee Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka. Wasaaradda Caafimaadka ayaa warbixin ka soo jeedisey xaaladda Caabuqa COVID-19 ee Gobolada Puntland, sidoo kale xubnaha guddiga ayaa is xog-waraysi ka yeeshay saamaynta xanuunkaan iyo sida loo dardargelin karo xakamayntiisa. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Wacyigelinta ee xanuunka halista ah COVID-19 ayaa maanta kulan is xog-waraysi ah ku yeeshay Xarunta Wasaaradda Caafimaadka Puntland ee Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa warbixin ka soo jeedisey xaaladda Caabuqa COVID-19 ee Gobolada Puntland, sidoo kale xubnaha guddiga ayaa is xog-waraysi ka yeeshay saamaynta xanuunkaan iyo sida loo dardargelin karo xakamayntiisa.

- Advertisement -

Guddiga Wacyigelinta ee xanuunka halista ah COVID-19 ee Puntland ayaa sheegay in dhawaan Magaalooyinka waaweyn ee deegaanada Puntland la geyn doono warshadaha dhaliya naqaska ( oxygen).

Guddiga ayaa waxaa uu dhammaan bulshada Puntland ugu baaqay Qodobadan soo socda:

1-In dhammaan dadka Puntland ku noolaan ay qaataan amarka Maamulka iyo talooyinka bahda Caafimaadka ee xakamaynta khatarta Cudurka halista ah ee COVID-19.

- Advertisement -

2-In xiliga xagaa baxa, gawaarida dadka Bosaso ka soo qaadaya ay qaadaan ugu badnaan hal-qoys ama dad wada-nool, iyagoo qaadanaya  talooyinka bahda caafimaadka.

3-Guddigu wuxuu ugu baaqayaa dhamaan dadka reer Puntland inay qaadataan talaalka Cudurka halista ah ee COVID-19, si loo yareeyo saamaynta xanuunkaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts