HomeWararDuqa Muqdisho oo Maanta kulan la qaatay Safiirka Turkiga ee Somalia

Duqa Muqdisho oo Maanta kulan la qaatay Safiirka Turkiga ee Somalia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Turkiga u qaabilsan Arrimaha Soomalaiya Mr. Mehmet Yilmaz. Guddoomiye Finish iyo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa Mashaariicda kala duwan ee lagu Horumarinaayo Bilicda Caasimadda gaar ahaan Dib u dhiska lagu sameynaayow […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Turkiga u qaabilsan Arrimaha Soomalaiya Mr. Mehmet Yilmaz.

Guddoomiye Finish iyo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa Mashaariicda kala duwan ee lagu Horumarinaayo Bilicda Caasimadda gaar ahaan Dib u dhiska lagu sameynaayow Waddooyinka Muqdisho.

- Advertisement -

Sidoo kale labada Mas’uul ayaa ka wada hadlay Xoojinta xiriirka ka dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo ah laba dal oo Wadaallo ah.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) ayaa Safiirka dalka Turkiga uga mahaceliyay sida wanaasagn ee uu u soo dhaweeyay, isla markaana waxaa uu Safiirka balan qaaday inay si wadida doonaan Mashaariicda horumarineed ee Turkigu ka wado Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts