HomeWararXildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka oo Maanta geeriyooday

Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka oo Maanta geeriyooday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Allaha u naxariistee waxaa Maanta Magaalada Paris ee Caasimadda dalka Faransiiska ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka oo lagu magacaabi jiray Prof. Maxamed Cabdi Gaandi. Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in maalmihii lasoo dhaafay uu xanuunsanayay Xildhibaan Gaandi, isagoo xanuunkii haayay uu ugu geeriyooday Isbitaal ku yaalla Paris, sida loo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Allaha u naxariistee waxaa Maanta Magaalada Paris ee Caasimadda dalka Faransiiska ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka oo lagu magacaabi jiray Prof. Maxamed Cabdi Gaandi.

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in maalmihii lasoo dhaafay uu xanuunsanayay Xildhibaan Gaandi, isagoo xanuunkii haayay uu ugu geeriyooday Isbitaal ku yaalla Paris, sida loo xaqiijiyay Warbaahinta Dalsan.

- Advertisement -

Geerida Prof. Maxamed Cabdi Gaandi ayaa waxaa ka tacsiyeeyay Xildhibaano, siyaasiyiin iyo Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, iyagoona Alle uga baryay Marxuumka inuu Janada ka waraabiyo.

Prof. Maxamed Gaandi ayaa kamid ahaa Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha, kana tirsanaa Golaha Shacabka, sidoo kalena ahaa aqoonyahan Soomaaliyeed ee aadka looga dambeeyo taariikhda Isirka Soomaalida.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts