HomeWararBooliska oo shaaciyay in Garoonka Aadan Cadde lagu qabtay Lacag ka timid...

Booliska oo shaaciyay in Garoonka Aadan Cadde lagu qabtay Lacag ka timid Kenya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidanka Booliska Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta gacanta ku dhigay lacag tiro badan oo sharci darro ku soo gashay dalka Soomaaliya. Qoraal uu soo saaray Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa waxaa lagu sheegay in lacagta sharci darrada ee lasoo geliyay dalka ay la socotay diyaarad ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Booliska Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta gacanta ku dhigay lacag tiro badan oo sharci darro ku soo gashay dalka Soomaaliya.

Qoraal uu soo saaray Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa waxaa lagu sheegay in lacagta sharci darrada ee lasoo geliyay dalka ay la socotay diyaarad ka timid Kenya, taas oo ah lacag Dollar ah.

- Advertisement -

Sidoo kale Taliye Xijaar ayaa waxaa uu sheegay in lacagtaan ay baatitaano kala duwn kuwa wadaan xiligaan Ciidamada Booliska dowladda, isla markaana natiijada soo baxda ay la wadaagi doonaan shacabka.

“Lacag tiro badan oo sharci darro ku soo gashay dalka ayaa Ciidamada Booliska gacanta ku dhigeen, lana socotay diyaarad ka timi dalka Kenya, Baaritaan dheeri ah ayaa xilligan Ciidanku ku hayaan dhacdadan” ayuu yiri Taliye Xijaar.

Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa boggaadiyay Ciidanka Booliska ee ku sugan Garoonka Aadan Cadde, kuwaasi oo qabtay lacagta dalka lasoo geliyay, in kastoo aan la shaacin tirada lacagta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts