HomeWararCiidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay hawlgalo Burburin ah Ka sameeyey degaanka Mubaarak ee Gobalka Shabeellaha Hoose . Hawlgalkaan  oo u jeedkiisu ahaa sida ay sheegeen Ciidanka Xoogga Dalka  Burburinta goobaha aykaga sugan yihiin Gobolkaasi, ayaa waxaa ay guri-guri  u bareen guryihii ku yaalay degaanka Mubaarak. Intii lagu gudo jiray baritaanka, Saraakiisha  Ciidanku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay hawlgalo Burburin ah Ka sameeyey degaanka Mubaarak ee Gobalka Shabeellaha Hoose .

Hawlgalkaan  oo u jeedkiisu ahaa sida ay sheegeen Ciidanka Xoogga Dalka  Burburinta goobaha aykaga sugan yihiin Gobolkaasi, ayaa waxaa ay guri-guri  u bareen guryihii ku yaalay degaanka Mubaarak.

- Advertisement -

Intii lagu gudo jiray baritaanka, Saraakiisha  Ciidanku waxaa ay sheegeen in ay ku gulaysteen in ay burburiyaan goobo ay Al-shabaab ku farsamayn jireen walxaha qarxa iyo goob ay ku kaydin jireen dawooyinka.

Sida ay Idaacadda Ciidamadda Qalabka  u sheegeen Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee hogaaminayo howlgalka waxaa ay ku guulaystay inay soo qabtaan  dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo  ku sugnaa  degaanka, waxaana ka mid ahaa dadka lasoo qabtay  xubin sare oo Al-shabaab u qaabilsanaa Maaliyadda degaanka Mubarak, kaasi oo magaciisa lagu soo koobay Abuu Salmaan.

Hawlgalkan ayaa qayb ka ah hawlgallo ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay kaseeyaan Gobalka Shabeellaha Hoose, waxana inta badan ay sheegaan in ay kaga golleeyihiin sidii degaanadaasi looga saari lahaa dagaalamayassha Al-shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts