HomeWararSafaaradda Soomaaliya ee UAE oo u gurmatay dhaawacii kana warqabta+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee UAE oo u gurmatay dhaawacii kana warqabta+Sawirro

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Safaaradda Soomaaliya ee UAE oo u gurmatay dhaawacii kana warqabta Abu dhabi- UAE, March 02 , 2015 – Safaaradda Jamhuuriyadda Fadralka Soomaaliya ee Wadan isutagga Imaaraadka Carabta Waxa ay ugu mahadcelineeysaa Dawladda walaalaha nahay ee Dalka Imaaraadka Carabta gurmadkii Bani adamnimo oo ay u sameeyeen Dadkii ku dhaawacmey Qaraxii ka dhacay Hotel Central ee Magaalada […]

- Advertisement -
Somali Embassy Abu Dhabi

- Advertisement -

Safaaradda Soomaaliya ee UAE oo u gurmatay dhaawacii kana warqabta

Abu dhabi- UAE, March 02 , 2015 – Safaaradda Jamhuuriyadda Fadralka Soomaaliya ee Wadan isutagga Imaaraadka Carabta Waxa ay ugu mahadcelineeysaa Dawladda walaalaha nahay ee Dalka Imaaraadka Carabta gurmadkii Bani adamnimo oo ay u sameeyeen Dadkii ku dhaawacmey Qaraxii ka dhacay Hotel Central ee Magaalada Moqdisho kuwaasoo gaareeyay ilaa iyo 12 qof oo qaar kood xaaladoodii caafimaad aad u liidatey.

- Advertisement -

Danjiraha u fadhiya Safaaradda Soomaliya ee wadanka isutagga Imaaraadka Carabta Ambassador Cabdulqaadir Sheikhey Mohamed Al-Xaatimi, iyo Danjiraha u fadhiya Soomaliya Dawladda isutaga Imaaraadka Carabta Ambassador Mohamed Al-othmani, iyo masuuliyiin kale ayaa ku soo dhaweeyay dhaawacyadaasi Garoonka diraadaha ee Magaaladda abu dhabi halkaasoo ay ka soo dejisey diyaarad khaas ah oo ka soo qaadey Magaalada moqdisho taasoo ay ugu deeqday dawladda aan walaalaha nahay ee Imaaraadka Carabta waxaana loo kala qeybiyay dhaawacya daasi isbitaaladda ugu waa weyn ee ku yaala Imaaraada Abu dhabi si loogu daweeyo.

Danjira Cabdulqaadir Sheikhey, ayaa Asagoo ku hadlaayo Magaca Dawladda iyo Shacabka Soomaaliya ugu mahadceliyay Madaxweynaha Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta HH Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan, Madaxweyne kuxigeenka, Ra’iisul wasaaraha ahna Xaakimka Dubai HH Sheikh Mohammed bin Rashid Al Maktoum, Dhaxal-sugaha Imaaradda Abu dhabi ahna Ku-xigeenka Taliyaha sare ee Ciidamada HH Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan, iyo shacabka Walaalaha aan nahay ee Imaaraat-ka ,Gargaarka Bani aadanimo oo ay marwalabo la garabtaganyihiin walaalahooda Soomaaliyeed iyo yareynta dhibaatada bani’aadanimo ee shacabka Soomaaliyeed waxaanu u rajeyneynaa Ammaan, deganaansho iyo horumar ma ilaabi doono Garab istaagidiina.

“Dhamaad”

Sheekhey

Sheikhey

Sheikhey

Sheikhey1

Sheikhey3

Sheekhey

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts