HomeWararSababta ka dambeysay geerida Madaxweynihi Taanzaaniya oo la shaaciyay

Sababta ka dambeysay geerida Madaxweynihi Taanzaaniya oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweyne ku xigeenka dalka Taanzaaniya Samia Suluhu Hassan ayaa xaqiijisay geerida madaxweynaha xilli ay tabin toos ah warbaahinta qaranka dalkaasi uga jirtay. Madaxweyne ku xigeenka waxay sheegtay Mr Magafuli inuu wadna xanuun u dhintay Arbacada saacaddu markay ahayd 6-dii makhribnimo. Waxayna intaa ku dartay inuu madaxweynaha ku geeriyooday isbitaalka Mzena ee ku yaalla caasimadda ganacsida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka dalka Taanzaaniya Samia Suluhu Hassan ayaa xaqiijisay geerida madaxweynaha xilli ay tabin toos ah warbaahinta qaranka dalkaasi uga jirtay.

Madaxweyne ku xigeenka waxay sheegtay Mr Magafuli inuu wadna xanuun u dhintay Arbacada saacaddu markay ahayd 6-dii makhribnimo.

- Advertisement -

Waxayna intaa ku dartay inuu madaxweynaha ku geeriyooday isbitaalka Mzena ee ku yaalla caasimadda ganacsida ee Darusalaam, isaga oo xaalad caafimaad darro ee isbitaalka loo dhigay ay haysatay 10-kii sano ee ugu dambeeyey.

Madaxweynaha ayaa xanuunsaday 14-kii March kaddibna waxaa la dhigay isbitaalka uu ku geeriyooday iyada oo ay da’diisuna ahayd 61 jir.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa telefishinka ka sheegay in uu Magufuli u dhintay wadno xanuun

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts