HomeWararCiidanka Dowladda oo dib ula wareegay Degmo ka tirsan Shabeellaha dhexe

Ciidanka Dowladda oo dib ula wareegay Degmo ka tirsan Shabeellaha dhexe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka Dowladda ayaa dib ula wareegay degmada Mahaddaay oo qaybo ka mid ah ay maanta gacanta ku dhigeen dagaalamaayasha Al-shaabaab. Wararka aan helayno ayaa tilmaamaya in hadda gacan ku haynta degmada ay dib ugu soo laabatay Ciidanka Dowladda Soomaaliya, waxaana la sheegayaa in hadda xaaladda guud ee degmada ay tahay  mid daggan. Dad Goob joogayaal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Dowladda ayaa dib ula wareegay degmada Mahaddaay oo qaybo ka mid ah ay maanta gacanta ku dhigeen dagaalamaayasha Al-shaabaab.

Wararka aan helayno ayaa tilmaamaya in hadda gacan ku haynta degmada ay dib ugu soo laabatay Ciidanka Dowladda Soomaaliya, waxaana la sheegayaa in hadda xaaladda guud ee degmada ay tahay  mid daggan.

- Advertisement -

Dad Goob joogayaal ah oo ku sugan degmada ayaa soo warinaya in haatan si buuxda ay Ciidanka Dowladdu ula wareegeen Mahaddaay , oo Saaka Al-shabaab ay gacan ku haynteeda  kala wareegeen Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedka Hir-shabeelle.

Al-shabaab oo goor hore war kasoo saaray la wareegintankooda degmada ayaa sheegay in ay si buuxda u qabsadeen Mahaddaay, waxaana war kasoo baxay lagu  sheegay in ay gacanta ku dhigeen degmada, waxaana warar lagu daabacay baraha Internet-ka ee AL-shabaab ayaa lagu sheegay  in dhammaan xaafadaha Mahadaay ay ku sugan yihiin Shabaab, iyadoo Ciidanka Dowladda iyo kuwa Hir-Shabeelle ay aadeen dhanka saldhigga ciidamada AMISOM ee kuyaal warshaddii hore ee hubka duleedka Mahadaay, waa sida ay hadalka u dhigeen Shabaabe.

Degmada Mahaddaay oo qiyaastii 27Km ujirta magaalada Jowhar ayaa kamid aheyd deegaanada ay Ciidanka Dowladda iyo kuwa Hir-shabeelle gacanta ku ahyeen.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts