HomeWararAl-Shabaab oo la wareegay Degmo ka tirsan Shabeellaha dhexe

Al-Shabaab oo la wareegay Degmo ka tirsan Shabeellaha dhexe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa lagu soo warramayaa in ay la wareegeen gacan ku haynta Degmada Mahaddaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe. Wararka aan ka helayno Degmadaasi ayaa sheegaya  in  dagaalamayaal aad u hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay dagaal culus kula wareegeen degmada Mahadaay, halkaasi oo ay ku sugnaayeen Ciidanka Dowladda iyo kuwa Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle. Dagaalamayasha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa lagu soo warramayaa in ay la wareegeen gacan ku haynta Degmada Mahaddaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

Wararka aan ka helayno Degmadaasi ayaa sheegaya  in  dagaalamayaal aad u hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay dagaal culus kula wareegeen degmada Mahadaay, halkaasi oo ay ku sugnaayeen Ciidanka Dowladda iyo kuwa Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle.

- Advertisement -

Dagaalamayasha Al-shabaab oo war kasoo saaray dagaalka ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen degmada, waxaana warar lagu daabacay baraha Internet-ka ee AL-shabaab lagu sheegay in dhammaan xaafadaha Mahadaay ay ku sugan yihiin Shabaab, iyadoo Ciidanka Dowladda iyo kuwa Hir-Shabeelle ay aadeen dhanka saldhigga ciidamada AMISOM oo kuyaalla warshaddii hore ee hubka ee duleedka Mahadaay, waa sida ay hadalka u dhigeen Al-Shabaabe.

Degmada Mahaddaay oo qiyaastii 23Km u jirta magaalada Jowhar ayaa kamid aheyd deegaanada ay Ciidanka Dowladda iyo kuwa Hir-shabeelle gacanta ku ahyeen, mana jiro wax war ah oo kasoo baxay Saraakisha Ciidanka Dowladda ee Gobolka Shabeellaha dhexe oo ay kaga hadlayaan dagaalka Al-shabaab ay kula wareegeen mahaddaay.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts