HomeCaalamkaCiidamo badda kasoo badbaadiyay Tahriibeyaal farabadan

Ciidamo badda kasoo badbaadiyay Tahriibeyaal farabadan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ciidamada Ilaalada xeebaha Turkiga ayaa ku guuleystay inay soo badbaadiyaan 36 tahriibe, kuwaas oo doonayay inay si sharci darro ah ugu safraan dalka Giriigga. Ciidmada amniga dalkaas ayaa sheegay in doontii ay wateen tahriibayaashaan ay ka cilladowday, kadibna ay badbaado ka heleen ciidmada ilaalada badda Turkiga. Mas’uuliyiin la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dadka tahriibayaasha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Ilaalada xeebaha Turkiga ayaa ku guuleystay inay soo badbaadiyaan 36 tahriibe, kuwaas oo doonayay inay si sharci darro ah ugu safraan dalka Giriigga.

Ciidmada amniga dalkaas ayaa sheegay in doontii ay wateen tahriibayaashaan ay ka cilladowday, kadibna ay badbaado ka heleen ciidmada ilaalada badda Turkiga.

- Advertisement -

Mas’uuliyiin la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dadka tahriibayaasha ah oo ay ku jiraan haween iyo carruur la geeyay jasiiradda Gonda halkaasna loogu sameeyay baaritaanada caafimaad ee lagama maarmaanka ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts