HomeCaalamkaHay'adda xuquuqda aadanaha  oo Ciidamada Eritrea  ku eedeeyay xasuuq

Hay’adda xuquuqda aadanaha  oo Ciidamada Eritrea  ku eedeeyay xasuuq

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Hay’adda xuquuqda aadanaha u doodda ee Human Rights Watch ayaa sheegtay inay heshay caddeymo muujinaya in ciidamada Eritea ay “dembiyo dagaal” ka gesteen gobolka Tigray ee Itoobiya.

Waa hay’addii labaad ee caalami ah ee todobaad gudihii ku eedeysa ciidamada Eritea inay beegsadeen dad rayid ah mudada uu socday dagaalka Tigray, inkastoo ay eedeyntaas beenisay xukuumadda Asmara.

- Advertisement -

Hay’adda kale ee Amnesty International ayaa horraantii todobaadkan shaacisay in ciidamada Eritrea ay dhac iyo dilal sharciga ka baxsan ka fuliyeen gobolka Tigray.

Human Rights Watch ayaa sheegtay in askarta Eritrea ay xasuuq ka geysteen magaalada qadiimiga ah ee Axum, halkaas ay ku laayeen shacab ay kamid yihiin carruur da’doodu ka yartahay 13 jir.

Latest stories