HomeCaalamkaCiidamo badda kasoo badbaadiyay Tahriibeyaal farabadan

Ciidamo badda kasoo badbaadiyay Tahriibeyaal farabadan

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Ciidamada Ilaalada xeebaha Turkiga ayaa ku guuleystay inay soo badbaadiyaan 36 tahriibe, kuwaas oo doonayay inay si sharci darro ah ugu safraan dalka Giriigga.

Ciidmada amniga dalkaas ayaa sheegay in doontii ay wateen tahriibayaashaan ay ka cilladowday, kadibna ay badbaado ka heleen ciidmada ilaalada badda Turkiga.

- Advertisement -

Mas’uuliyiin la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dadka tahriibayaasha ah oo ay ku jiraan haween iyo carruur la geeyay jasiiradda Gonda halkaasna loogu sameeyay baaritaanada caafimaad ee lagama maarmaanka ah.

Latest stories