HomeCaalamkaDagaal khasaare dhaliyay oo dhexmaray Itoobiya iyo Sudan.

Dagaal khasaare dhaliyay oo dhexmaray Itoobiya iyo Sudan.

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ciidamo Itoobiyaan ah iyo maleeshiyaad ayaa la laayay kadib markii uu dagaal ku dhexmaray ciidamada Suudaan dhulka lagu mursan yahay ee ku yaalla xadka labada dal, sida ay ku warrantay warbaahin laga leeyahay Suudaan. Warbaahinta Sudan Tribune oo soo xiganeyso saraakiil ka tirsan ciidamada Suudaan inay qarka u saaran yihiin inay qabsadaan deegaanka Barakat Buureyn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo Itoobiyaan ah iyo maleeshiyaad ayaa la laayay kadib markii uu dagaal ku dhexmaray ciidamada Suudaan dhulka lagu mursan yahay ee ku yaalla xadka labada dal, sida ay ku warrantay warbaahin laga leeyahay Suudaan.

Warbaahinta Sudan Tribune oo soo xiganeyso saraakiil ka tirsan ciidamada Suudaan inay qarka u saaran yihiin inay qabsadaan deegaanka Barakat Buureyn oo dhaca dhul baaxadda weyn ee lagu muransan yahay ee Al Fashaqa.

- Advertisement -

“Dagaalka ayaa socday tan iyo koowdii bishan kaas oo u dhexeeyay ciidamada Suudaan iyo kuwa Itoobiya oo garab ka helaya ciidamo Eritrean ah…..Ciidamada Suudaan waxay khasaare gaarsiiyeen ciidamada Itoobiya iyo xulafadoodii” ayay ku warrantay warbaahinta Sudan Tribune.

Ilaa hadda ma jiro wax war ah oo ku saabsan arrintan oo kasoo baxay dhinaca Suudaan.

Eritrea waxay beenisay inay ciidamadeeda ay ka garab dagaallamayaan kuwa Itoobiya ee ku sugan dhulka lagu muransan yahay ee ku yaalla xudduudda Suudaan iyo Itoobiya.

- Advertisement -

Al-Fashaqa, oo ku fadhida dhul dhan 600 kiilo mitir ayaa ah dhul ku fiican dhanka beeraha. Waxaa marar badan goobtan uu dagaal ku dhexmaray beeraleyda labada dal. Itoobiya iyo Sudan ayaa waxaa u dhaxeeya xuduud aad u dheer taasi oo dhan 1,600 km.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts