HomeWararMadaxweyne Hassan Sheekh oo lagu casuumay Shirweyne Caalami oo ka dhici doona...

Madaxweyne Hassan Sheekh oo lagu casuumay Shirweyne Caalami oo ka dhici doona Jesiiradda Malta

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

In ka badan 4,000 o oqof oo ay ku jiraan Hoggaamiyayaal sare oo Caalamka ayaa la rajeynayaa inay ka soo qeyb galaan Shirweynaha soo socda ee ay Dowladaha Afrika iyo kuwa Midowga Europe kaga hadli doonaan Tahriibka, kaasi oo la filayo inuu bishan 11-da ilaa 12-da ka dhaco caasimadda Jesiiradda Malta ee Valletta. Ku-dhawaad 43 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

In ka badan 4,000 o oqof oo ay ku jiraan Hoggaamiyayaal sare oo Caalamka ayaa la rajeynayaa inay ka soo qeyb galaan Shirweynaha soo socda ee ay Dowladaha Afrika iyo kuwa Midowga Europe kaga hadli doonaan Tahriibka, kaasi oo la filayo inuu bishan 11-da ilaa 12-da ka dhaco caasimadda Jesiiradda Malta ee Valletta.

Ku-dhawaad 43 Madax dowladeed oo ay ku jiraan 26 ka socota Dowladaha Midowga Europe ayaa la xaqiijiyey inay ka soo geyb-geli doonaan Shirkaas iyo Kulanka kale ee Dowladaha xubnaha ka ah Barwaaqa-sooranka  “ The Commonwealth Heads of Government Meeting”.

- Advertisement -

Golaha Ururka Midowga Europe “The EU Council” oo Shirarkaasi qabanqaabinayo waxay ku casuumeen 9 Hoggaamiye Afrikaan oo xubin ka ahaa Shirkii Khartoum Process, waxayna kala yihiin Madaxweynayayaasha Somalia, Djibouti, Kenya, Masar, Sudan, Koonfurta Sudan, Ethiopia, Tunisia iyo Eritrea.

Sidoo kale, waxaa lagu casuumat 25 Hoggaamiyayaasha Dowladaha ee xubin ka ah Shirkii The Rabat Process.

Shirka ka furmi doona Jesiiradda Malta ayaa loogu magac-daray Baraarugii Xiisadda Muhaajiriinta ee sannadkan garaacday Qaaradda Europe.

- Advertisement -

ShirweynahaThe Valletta Summit oo  lagu qaban doonaa Xarunta Shirarka ee Mediterranean Conference Centre. Waxaa kaloo lagu casuumay 2,000 oo Weriyayaal.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts