HomeWararDowladda Kenya oo lagu eedeeyey inay ka dambeyso Dhallinyarradda Soomaalida-Kenyanka  ee la...

Dowladda Kenya oo lagu eedeeyey inay ka dambeyso Dhallinyarradda Soomaalida-Kenyanka  ee la la’ yahay.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Xildhibaan Junet Mohamed oo ka tirsan Barlamaanka Kenya iyo Isbahaysiga ODM,  ayaa soo saaray War Qoraal uu kaga hadlay Dhallinyarradda ay Hay’addaha Ammaanka Kenya xiraan, kadibna aan dib dambe loo arkin.

Xildhibaanka waxa uu Dowladda Kenya ka codsaday inay shaaciyaan halka ay ku dambeeyaan 10-dhallinyarro oo la la’ yahay dhowrki ibilood ee la soo dhaafay.

Liiska magacyadda Dhallinyarradda Somali-Kenyanka la la’ yahay ee uu Xildhibaan Junet Mohamed soo bandhigay  ayaa kala ah: Asha Abdullahi, Yahya Abdukadir Adan, Abdirahman Mohamed Dakani, Jamal Muktar Ali, Abdikadir Mohammed Webi, Mohammed Ali Mohammed, Ali Hassan Mohammed, oo 15-jir ah,  Omar Farah Adow, Ali Omar Hassan iyo  Abdikadir Sheikh Mohammed Dahir oo ah Arday Jamaacadeed oo la la’ yahay.

Dhinaca kale, Afhayeenka Boliska Kenya, Charles Owino waxa uu difaacay Saraakiisha Boliska ee lagu eedeynayo inay ka dambeeyaan Dhallinyarradda Soomaalida ee  raqdooda iyo ruuxooda la la’ yahay.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories