HomeWararHaweeney Somali la kufsaday oo dalka Australia la geeyay si ilmaha laga...

Haweeney Somali la kufsaday oo dalka Australia la geeyay si ilmaha laga soo xaaqo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Haweeneydaasi oo 23 jir ah ayaa uur qaaday, kadib, markii lagu kufsaday Xarun lagu hayo Muhaajiriinta oo ku taalla Jesiiradda Nauru, waxaana dhawaan ay ka codsatay dowlada Autralia in loo ogolaado in ay dalkaasi gasho si ilmaha ay iskagag soo xaaqdo. Dhinaca kale Saraakiisha police-ka jazeerada Nauruan, ayaa sheegay in aysan jirin cadeeymo buuxda oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Haweeneydaasi oo 23 jir ah ayaa uur qaaday, kadib, markii lagu kufsaday Xarun lagu hayo Muhaajiriinta oo ku taalla Jesiiradda Nauru, waxaana dhawaan ay ka codsatay dowlada Autralia in loo ogolaado in ay dalkaasi gasho si ilmaha ay iskagag soo xaaqdo.

Dhinaca kale Saraakiisha police-ka jazeerada Nauruan, ayaa sheegay in aysan jirin cadeeymo buuxda oo ku aadan gabar soomaali ah oo ku jirtay xeradaasi Qaxooti oo lagu kufsaday jazeerada.

- Advertisement -

Sidoo kale Najma, ayaa warisay in labo Nin ay ku weerareen hoygeeda, kadibna ay si qasab ah ay ugu galmoodeen, waxaana ay sii raacisay in Afar saacadood ka dib ay uyimaadeen police-ka ayna uqaadeen saldhigooda.

Garyaqaanadda matalaya Haweeneydaasi ayaa sheegay inay Dowladda Australia ku fashilantay inay aqbalaan Codsigeeda, si ay Haweeneydaasi Kaalmo Caafimaad uga hesho gudaha dalka Australia.

Geothe Newhouse oo Wakiil u ah Haweeneyda Soomaalida ayaa ka dayriyey Xaalladeeda Caafimaad, wuxuuna sheegay inay jiran tahay, isla markaana tahli kari weyday inay Telefoonka ama Kombiyuutrka kala hadasho Garyaqaanadeeda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts