HomeWararDowlada UK oo doneysa in ay soo furato Muwaadin udhashay dalkeeda oo...

Dowlada UK oo doneysa in ay soo furato Muwaadin udhashay dalkeeda oo lagu afduubtay xuduuda Somalia iyo Kenya

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

dokumenti qarsoodi ah oo ay ka heshay waaxda baaritaanada ee Telveshinka  Al Jazeera  hey’adda sirdoonka dalka Ingiriiska ee MI6 , ayaa lagu sheegay in dowlada Ingiriiska uu saarayo su’aalo dhab ah oo ku saabsan tallaabooyinka xukuumadda Ingiriiska, ee ku aadan Judith Tebbutt oo la afduubtay iyo dilkii ninkeeda, David oo isagana lagu dilay xuduuda wadamada soomaaliya iyo Kenya.

Lamaanayaasha ayaa waxaa la afduubtay bishii September 11, 2011, intii lagu jiray weerar ka dhacay Hotel loo dalxiis tago oo ku yaala jazeera Lamu ee dalka Kenya, oo ku dhow xuduuda Soomaaliya iyo Kenya.

Sidoo kale xafiiska sirdoonka dalkaasi, ayaa soo jeediyay macluumaad gaar ah oo ku saabsan  khatarta safrka Muwaadiniinta Ingiriiska.

Waxaa sidoo kale warbixinta ay sheegeysaa in oo keliya xiriirka uu sameykaro qof rayid ah si loogu dhexeeyo afduubayaasha iyo dowlada ingiriiks.

M16, ayaa ku dooneysa in dagaalyahanada Al Shabab ay ku lugleeyihiin afduubka muwaadiniintaasi, waxaana ay sheegeen in ay rumeysanyihiin, tuhunkaasi uu jiro.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories