HomeWararHaweeney Somali la kufsaday oo dalka Australia la geeyay si ilmaha laga...

Haweeney Somali la kufsaday oo dalka Australia la geeyay si ilmaha laga soo xaaqo

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Haweeneydaasi oo 23 jir ah ayaa uur qaaday, kadib, markii lagu kufsaday Xarun lagu hayo Muhaajiriinta oo ku taalla Jesiiradda Nauru, waxaana dhawaan ay ka codsatay dowlada Autralia in loo ogolaado in ay dalkaasi gasho si ilmaha ay iskagag soo xaaqdo.

Dhinaca kale Saraakiisha police-ka jazeerada Nauruan, ayaa sheegay in aysan jirin cadeeymo buuxda oo ku aadan gabar soomaali ah oo ku jirtay xeradaasi Qaxooti oo lagu kufsaday jazeerada.

Sidoo kale Najma, ayaa warisay in labo Nin ay ku weerareen hoygeeda, kadibna ay si qasab ah ay ugu galmoodeen, waxaana ay sii raacisay in Afar saacadood ka dib ay uyimaadeen police-ka ayna uqaadeen saldhigooda.

Garyaqaanadda matalaya Haweeneydaasi ayaa sheegay inay Dowladda Australia ku fashilantay inay aqbalaan Codsigeeda, si ay Haweeneydaasi Kaalmo Caafimaad uga hesho gudaha dalka Australia.

Geothe Newhouse oo Wakiil u ah Haweeneyda Soomaalida ayaa ka dayriyey Xaalladeeda Caafimaad, wuxuuna sheegay inay jiran tahay, isla markaana tahli kari weyday inay Telefoonka ama Kombiyuutrka kala hadasho Garyaqaanadeeda.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories