HomeWararDEG DEG: Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo ka soo Muuqday Maxkamada Hargeysa

DEG DEG: Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo ka soo Muuqday Maxkamada Hargeysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

War goor dhaw aan ka helnay Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Maxkamad ku taala Hargeysa ay ka soo muuqdeen Fanaaniinta Xidigaha Geeska iyaga oo jeebeysan. Maxkamada ayaa amartay in muddo 7 cisho ah dib loogu sii hayo Xabsiga Fanaaniintan. Maxkamada ayaa su’aalo weydiisay Fanaaniinta oo kala ah:- Nimcaan Hilaac Xamda Queen Cabdiraxman Oday Maxamed Bakaal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War goor dhaw aan ka helnay Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Maxkamad ku taala Hargeysa ay ka soo muuqdeen Fanaaniinta Xidigaha Geeska iyaga oo jeebeysan.

Maxkamada ayaa amartay in muddo 7 cisho ah dib loogu sii hayo Xabsiga Fanaaniintan.

- Advertisement -

Maxkamada ayaa su’aalo weydiisay Fanaaniinta oo kala ah:-

Nimcaan Hilaac

Xamda Queen

- Advertisement -

Cabdiraxman Oday

Maxamed Bakaal Ciro.

Booliska Somaliland ayaa ka xiray Hoboladan Maalintii Axada Ee Toddobaadka Garoonka Diyaaradaha Cigaal Airport Ee Hargeysa.

Fanaaniinta ayaa loo heystaa iney Bandhig faneed ku soo qabten Magaalada Muqdisho oo ay Somaliland u aragto Caasimad ka tirsan Wadan kale oo ay iyagana ka xurooben.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts