HomeMaqalDhageyso:-Madaxweynaha Jubbaland oo degmada Afmadoow kaga Dhawaaqay dagaal ka dhan ah...

Dhageyso:-Madaxweynaha Jubbaland oo degmada Afmadoow kaga Dhawaaqay dagaal ka dhan ah Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa weli ku sugan degmada Afmadoow ee Gobolka Jubbada Hoose halkaas oo uu ka wado abaabul dagaal oo ka dhan ah Al-Shabaab. Axmed Madoobe ayaa sheegay in qorshihiisa koobaad ee degmada Afmadow uu yahay sidii Jubbaland u bilaabi laheyd dagaal ka dhan ah Al-Shabaab,qorshahaas oo uu sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa weli ku sugan degmada Afmadoow ee Gobolka Jubbada Hoose halkaas oo uu ka wado abaabul dagaal oo ka dhan ah Al-Shabaab.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in qorshihiisa koobaad ee degmada Afmadow uu yahay sidii Jubbaland u bilaabi laheyd dagaal ka dhan ah Al-Shabaab,qorshahaas oo uu sheegay in meel wanaagsan uu marayo.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Jubbaland ay ka go’an tahay in Al-Shabaab laga saaro degmada Bu’aalo ee Gobolka Jubbada dhexe oo ah Caasimadda Maamulka Jubbaland,isla markaana ay Shabaab maamulaan.

Si kastaba Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa uu kulamo la qaadanayay Saraakiisha Ciidamada,waxaana dhowr mar u ku cel celiyay in Shabaab ka saari doonana deegaanada ay kaga sugan yihiin Jubbaland.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts