HomeWararLaba Musharax oo isugu soo haray Doorashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland

Laba Musharax oo isugu soo haray Doorashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa Goordhow soo geba gaboobay tirinta Codadka ay kala heleen Saddex Musharax oo u tartamayay doorashada xilka Madaxweyne ku xigeenka Puntland,kuwaas oo u soo gudbay wareega labaad ee doorashada. Musharixiinta wareega labaad ku tartamay ayaa waxa ay codadka u kala heleen. Axmed Cilmi Cismaan Karaash  ayaa 34 Cod 1: Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan) ayaa helay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Goordhow soo geba gaboobay tirinta Codadka ay kala heleen Saddex Musharax oo u tartamayay doorashada xilka Madaxweyne ku xigeenka Puntland,kuwaas oo u soo gudbay wareega labaad ee doorashada.

Musharixiinta wareega labaad ku tartamay ayaa waxa ay codadka u kala heleen.

- Advertisement -

Axmed Cilmi Cismaan Karaash  ayaa 34 Cod

1: Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan) ayaa helay 23 Cod

Halka  Cabdulaahi Cali Xirsi (Timacade) ayaa helay 9 Cod

- Advertisement -

Ugu dambeyn waxaa wareega Saddexaad ee doorashada u gudbay oo tartami doona Musarixiinta kala ah.

Axmed Cilmi Cismaan Karaash

Iyo Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan)

Waxaa Goordhow bilaaban doona wareega Saddexaad ee codeynta doorashada,waxaana Goobta ku sugan Xildhibaanada Puntland,Wafdi ka socda IGAD iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts