HomeWararAxmed Cilmi Karaash oo loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Puntland

Axmed Cilmi Karaash oo loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa Goordhow soo geba gaboobay tirinta Codadka wareega Saddexaad ee doorashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ay ku tartameen labada Musharax oo kala ahaa Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan). 66 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa codkooda dhiibanayay,waxaana xilka Madaxweyne ku xigeenka Puntland ku guuleystay Axmed Cilmi Cismaan Karaash ,waxaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Goordhow soo geba gaboobay tirinta Codadka wareega Saddexaad ee doorashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ay ku tartameen labada Musharax oo kala ahaa Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan).

66 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa codkooda dhiibanayay,waxaana xilka Madaxweyne ku xigeenka Puntland ku guuleystay Axmed Cilmi Cismaan Karaash ,waxaana codadka ay u kala heleen sidatan.

- Advertisement -

Axmed Cilmi Cismaan Karaash  ayaa  47 Cod

Iyo  Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan) 19 Cod

Axmed Cilmi Cismaan Karaash   ayaa 5-ta Sana ee soo socota waxaa uu heyn doona xilka Madaxweyne ku xigeenka Puntland,hadii aan isbedel kale imaan,waxan goobta doorashada ku sugnaa,Xildhibaano ka socda Dowladda Federaalka iyo Xubno ka socda Beesha Caalamka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts