HomeWararMadaxweynaha Cusub ee Puntland oo la dhaariyay

Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo la dhaariyay

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ku guuleystay Madaxtinimada Dowlad Goboledeka Puntland,kadib doorasho Maanta lagu qabtay Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegii Saddexaad ee doorashada waxa uu la tartamay Janeraal Asad Cismaan Cabdullaahi  ,waxaana codadka ay kala heleen Siciid Cabdullaahi Deni 35 Cod halka Janeraal Asad Cismaan Cabdullaahi  oo la tartamay uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ku guuleystay Madaxtinimada Dowlad Goboledeka Puntland,kadib doorasho Maanta lagu qabtay Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.

Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegii Saddexaad ee doorashada waxa uu la tartamay Janeraal Asad Cismaan Cabdullaahi  ,waxaana codadka ay kala heleen Siciid Cabdullaahi Deni 35 Cod halka Janeraal Asad Cismaan Cabdullaahi  oo la tartamay uu helay 31 Cod.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dowlad goboleedka Puntland ayaa isla Goobta ku dhaariyay Madaxweynaha Cusub ee Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Saacadaha soo socda ayaa waxaa la guda geli doonaa doorashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ay ku tartami doonaan 11 Musharax.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts