HomeWararAMISOM oo abaalmarin guddoonsiiyey Saraakiil u dhalatay dalka Nigeria

AMISOM oo abaalmarin guddoonsiiyey Saraakiil u dhalatay dalka Nigeria

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Munaasabad abaamarin Billado lagu guddoonsiinayey 24 Sarkaal oo ka tirsan Ciiddanka Boliska ee dalka Nigeria ayaa dhawaan lagu qabtay Xarunta Dhexe ee AMISOM ee magaalladdan Muqdisho. Saraakiishaasi waxay muddo hal sanno ah la shaqeynayeen Ciiddanka Boliska ee AMISOM ka wadaan qeybo ka tirsan dalka Somalia. Taliyaha Boliska AMISOM, Anand Pillay ayaa u mahadceliyey Saraakiisha Nigeria, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Munaasabad abaamarin Billado lagu guddoonsiinayey 24 Sarkaal oo ka tirsan Ciiddanka Boliska ee dalka Nigeria ayaa dhawaan lagu qabtay Xarunta Dhexe ee AMISOM ee magaalladdan Muqdisho.

Saraakiishaasi waxay muddo hal sanno ah la shaqeynayeen Ciiddanka Boliska ee AMISOM ka wadaan qeybo ka tirsan dalka Somalia.

- Advertisement -

Taliyaha Boliska AMISOM, Anand Pillay ayaa u mahadceliyey Saraakiisha Nigeria, kuwaasi oo lagu wado inay dhawaan ku laabtaan dalkooda hooyo.

Sarkaalka hoggaaminayey Saraakiisha Boliska Nigeria oo lagu magacaabo Victor Akingbade Fakorede ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin inay dhamaysteen hawlihii ay u joogeen Somalia, wuxuuna Soomaalida u rajeeyey nabad iyo horumar.

Boliska AMISOM waxay taageero iyo tababaro siiyaan Ciiddanka Boliska Soomaaliyeed, si ay u soo celiyaan Sharciga iyo Nabada Somalia.

- Advertisement -

© Radio DalsanAMISOM POLICE AMISOM

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts