HomeWararNISA oo shaacisay inay gacanta ku dhigtay Xubin ka tirsan Daacish

NISA oo shaacisay inay gacanta ku dhigtay Xubin ka tirsan Daacish

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa waxaa lagu shaaciyay in holwgal la sameeyay shalay oo ku beegneyd 23/12/2018  lagu soo qabtay xubin ka tirsan Kooxda Daacish-ta Soomaaliya. Qoraal lasoo dhigay Barta twitter-ka Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in la qabtay Nin Daacish u qaabilsanaa soo tashkiilinta xubna cusub iyo faafinta wararkooda beenta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa waxaa lagu shaaciyay in holwgal la sameeyay shalay oo ku beegneyd 23/12/2018  lagu soo qabtay xubin ka tirsan Kooxda Daacish-ta Soomaaliya.

Qoraal lasoo dhigay Barta twitter-ka Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in la qabtay Nin Daacish u qaabilsanaa soo tashkiilinta xubna cusub iyo faafinta wararkooda beenta ah (Borobagaandhada).

- Advertisement -

NISA ma shaacin halka Ruuxaasi laga soo qabtay iyo Magaciisa,hayeeshee waxa ay sheegeen in dhawaan cadaalada lahor-keeni doono waa sida ay hadalka u dhigeen.

NISA ayaa tiro ka dhowr jeer waxa ay shaacixzy inay Gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan Al-Shabaab iyo Daacish,waxaana ugu dambeeyay war ku saabsanaa inay qabteen laba nin oo mid ka mid ah uu ahaa hoggaamiyeyaasha qaraxyadii Maalin ka hor ka dhacay Magalada muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts