HomeWararSawirro:-Nabadsugida Jubbaland oo soo bandhigtay Nin kasoo goostay Al-Shabaab

Sawirro:-Nabadsugida Jubbaland oo soo bandhigtay Nin kasoo goostay Al-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliska Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka NISA ee Maamulka Jubbaland ayaa Maanta waxa uu soo bandhigay Askari ka tirsanaa Al-shabaab oo iyaga isku soo dhiibay. Askariga Al-shabaab ka soo goostay ee isku soo dhiibay Ciidamada NISA ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu magacaabaa Cali Xasan Cabdalla,waxaana Al-shabaab ay u yaqaaneen Cali Muhaajir. Cali Xasan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka NISA ee Maamulka Jubbaland ayaa Maanta waxa uu soo bandhigay Askari ka tirsanaa Al-shabaab oo iyaga isku soo dhiibay.

Askariga Al-shabaab ka soo goostay ee isku soo dhiibay Ciidamada NISA ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu magacaabaa Cali Xasan Cabdalla,waxaana Al-shabaab ay u yaqaaneen Cali Muhaajir.

- Advertisement -

Cali Xasan Cabdalla ayaa Al-shabaab waxa uu kamid ahaa 10 sano,iyadoona loo gudbiyay Xarunta dhaqan celinta Al-Shabaab ee Magaalada Kismaayo sida lagu sheegay War ka soo baxay Taliska Ciidamada NISA ee Jubbaland.

Ciimamada Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Maamulka Jubbaland ayaa waxaa tiro dhowr jeer oo hore isugu soo dhiibay Askar badan ka tirsanaa dagaalamayaash Al-shabaab.

Dhinaca kale ma jiro ilaa iyo hadda wax war oo ka soo baxay Al-shabaab oo ay uga hadlayaan arrin ku aadan Askariga ka tirsanaa iyaga ee Maanta isku dhiibay Ciimamada  Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Jubbaland.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts