HomeWararSawirro:-Daacish oo soo bandhigtay hub ay sheegeen inay ka qabsadeen Al-Shabaab

Sawirro:-Daacish oo soo bandhigtay hub ay sheegeen inay ka qabsadeen Al-Shabaab

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Wakaalladda Wararka u faafisa Daacish ee AMAQ ayaa soo bandhigtay Video ay ku sheegeen inuu yahay dagaal ay Alshabaab bishan 16-dii kula galeen Tuulladda Bir Miraali oo ka tirsan Degmadda Qandala ee Gobalka Bari ee Somalia. Wargeyska Long War Journal ee ka soo baxa Maraykanka waxa uu Video-ga ay Warbaahinta Daacish ee AMAQ shaacisay u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakaalladda Wararka u faafisa Daacish ee AMAQ ayaa soo bandhigtay Video ay ku sheegeen inuu yahay dagaal ay Alshabaab bishan 16-dii kula galeen Tuulladda Bir Miraali oo ka tirsan Degmadda Qandala ee Gobalka Bari ee Somalia.

Wargeyska Long War Journal ee ka soo baxa Maraykanka waxa uu Video-ga ay Warbaahinta Daacish ee AMAQ shaacisay u soo bandhigeen qaab sawireedka loo yaqaano Screenshots.

- Advertisement -

Maleeshiyadda Daacish-ta Somalia waxay Video-gaasi ku soo bandhigeen waxa u muuqday  inay ku jireen dagaal kooban iyo maydadka 4 qof iyo ugu yaraan 8 qoryaha fudud ee AK 47.

Iska-horimaadka Alshabaab iyo Maleeshiyadda Kooxda Daacish-ta Somalia bishan 16-dii ku dhex maray Tuulladda Bir Miraali ee duleedka Degmadda Qandala ayaa ah Weerarkii ugu horreysay ee ay Daacish-ta ku sugan Puntland sheegtaan inay dagaal toos ah la galeen Alshabaab.

Sidoo kale, Muuqaalka Video-ga ee ay Wakaalladda Wararka Daacish ee AMAQ baahisay ayaa noqonaya kii ugu horreeyey ee ay ka duubaan iska horimaadyada ay la galaan Alshabaab, isla markaana ay Caalamka u soo bandhigaan.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Alshabaab weli kama hadlin sheegashadda Kooxda Daacish ee Iska horimaadkaasi iyo Muuqaalka Video-ga ay Kooxdaasi soo bandhigeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts