HomeWararTirinta codadka doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo bilaabatay

Tirinta codadka doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo bilaabatay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Waxaa goordhow lasoo geba-gabeeyay codeynta wareega 1aad ee doorashada xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka socota Magalada Baydhabo. 147 Mudane ayaa codkooda dhiibtay,waxaana tartamaya 5 Musharax,iyada oo haatan la guda galay tirinta codadka ay Xildhibaanada dhiibteen. Musharixiinta Maanta tartamayay ayaa waxa ay kala ahaayeen.  Aadan Maxamed Nuur Saransoor.  Xuseen Cismaan Xuseen  Ibraahim Macalin Nuunow Seyid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa goordhow lasoo geba-gabeeyay codeynta wareega 1aad ee doorashada xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka socota Magalada Baydhabo.

147 Mudane ayaa codkooda dhiibtay,waxaana tartamaya 5 Musharax,iyada oo haatan la guda galay tirinta codadka ay Xildhibaanada dhiibteen.

- Advertisement -

Musharixiinta Maanta tartamayay ayaa waxa ay kala ahaayeen.

 Aadan Maxamed Nuur Saransoor.

 Xuseen Cismaan Xuseen

- Advertisement -

 Ibraahim Macalin Nuunow

Seyid Axmed Sheeikh Daahir

Cabdicaziiz Xasan Maxamed Laftagareen

Saacadaha soo socda ayaa koonfur Galbeed waxaa loo dooran doonaa Madaxweynaha hoggaamin doona Afarta Sano ee soo socota.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts