HomeWararKusimaha Madaxweynaha K/Galbeed oo ka hadlay Xildhibaanka lagu dilay Baydhabo

Kusimaha Madaxweynaha K/Galbeed oo ka hadlay Xildhibaanka lagu dilay Baydhabo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kusimaha xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa ka hadlay dilka Xildhibaan Abdishakuur Maanta loogu geystay Magalada Baydhabo. Kusimaha ayaa dhammaan Shacabka Soomaaliyeed  gaar ahaan Ehelada Xildhibaan Cabdi Shakuur uga tacsiyadeeyay geerida Xildhibaanka,waxaana uu yiri. “Anigoo ku hadlaya magacayga, kan Madaxweynaha iyo kan Guddoonka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kusimaha xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa ka hadlay dilka Xildhibaan Abdishakuur Maanta loogu geystay Magalada Baydhabo.

Kusimaha ayaa dhammaan Shacabka Soomaaliyeed  gaar ahaan Ehelada Xildhibaan Cabdi Shakuur uga tacsiyadeeyay geerida Xildhibaanka,waxaana uu yiri.

- Advertisement -

“Anigoo ku hadlaya magacayga, kan Madaxweynaha iyo kan Guddoonka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo dhamaan Xildhibaanada iyo shaqaalahaba waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa qoyskii , eheladii iyo Qaraabadii Uu ka geeriyoodey marxuum Cabdishakuur Yacquub Ibraahim oo ka mid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Magalada Baydhabo ayaa weli waxaa ka socda banaanbaxyo rabshado wata oo ay dhigayaan taageerayaasha Muqtaar Rooboow oo u xiran Dowladda Federaalka Soomaaliya shalayna si awood ah looga soo waday Magalada Baydhabo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts