HomeWararAkhriso:-Maxaa ka jira inay is casileen Guddiga doorashada K/Galbeed?

Akhriso:-Maxaa ka jira inay is casileen Guddiga doorashada K/Galbeed?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafinayay Warar sheegaya inay is casileen dhammaan guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Hayeeshee Guddiga ayaa soo saaray Warqad kale,taas oo ay ku sheegeen in aan waxba ka jirin warqada Baraha Bulshada lagu faafiyay oo ah inay is casileen. Sidoo kale Guddiga doorashada ayaa waxa ay meesha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafinayay Warar sheegaya inay is casileen dhammaan guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Hayeeshee Guddiga ayaa soo saaray Warqad kale,taas oo ay ku sheegeen in aan waxba ka jirin warqada Baraha Bulshada lagu faafiyay oo ah inay is casileen.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddiga doorashada ayaa waxa ay meesha ka saareen shakiga ah inay doorashada dib u dhaceyso,waxaana ay sheegeen in 19 Bishana ay dhaceyso oo ah waqtiga loogu talo galay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts