HomeWararDEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay Magalada Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Jugta qaraxa ayaa Goordhow waxaa laga maqlay Magalada muqdisho,waxana la sheegay in uu ka dhacay agagaarka Guri ku yaalla Warshaddii hore ee  Taraqa iyo Sigaarka oo ku taalla Wadada Warshadaha ee Magalada muqdisho. Dad ku sugan agagaarka Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxa ay sheegeen in qaraxa uu ka dhex dhacay guri ku yaalla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jugta qaraxa ayaa Goordhow waxaa laga maqlay Magalada muqdisho,waxana la sheegay in uu ka dhacay agagaarka Guri ku yaalla Warshaddii hore ee  Taraqa iyo Sigaarka oo ku taalla Wadada Warshadaha ee Magalada muqdisho.

Dad ku sugan agagaarka Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxa ay sheegeen in qaraxa uu ka dhex dhacay guri ku yaalla halkaas,isla markaana Guriga uu dab ka kacay uun holcaayo.

- Advertisement -

Wararka ayaa waxa ay intaasi ku darayaan in Gaari Guriga ku jiray uu qarxay,hayeeshee aan la ogeyn in gaariga lagu xiray qaraxa iyo in kale.

Gawaarida Gurmadka deg dega ee Ambalaasta iyo ciidado ka tirsan kuwa Dowladda ayaa gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay.

Wararka kusoo kordha kala socda Radiodalsan.com

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts