HomeWararDiyaaradaha Dagaalka ee Sukhoi oo ay Ciiddanka Uganda u adeegsadaan...

Diyaaradaha Dagaalka ee Sukhoi oo ay Ciiddanka Uganda u adeegsadaan Hawlgalladda Alshabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Milliteriga Uganda ayaa la sheegay inay dagaalladda ay la galaan Alshabaab u adeegsadaan Diyaaradaha Dagaalka ee  Sukhoi Su-30MK2 ee lagu farsameeyo dalka Raashiya. Lix ka mid ah Diyaaradahaasi ayaa la rmeysan yahay inay ka eyb galaan Hawlgalladda Habeenkii ee ay Ciiddamadda AMISOM, gaar ahaan kuwa ka socda dalka Uganda u adeegsadaan si loogu duqeeyo goobaha ay Dagaalamayaasha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Milliteriga Uganda ayaa la sheegay inay dagaalladda ay la galaan Alshabaab u adeegsadaan Diyaaradaha Dagaalka ee  Sukhoi Su-30MK2 ee lagu farsameeyo dalka Raashiya.

Lix ka mid ah Diyaaradahaasi ayaa la rmeysan yahay inay ka eyb galaan Hawlgalladda Habeenkii ee ay Ciiddamadda AMISOM, gaar ahaan kuwa ka socda dalka Uganda u adeegsadaan si loogu duqeeyo goobaha ay Dagaalamayaasha Alshabaab kaga sugan yihiin Koonfurta Somalia.

- Advertisement -

Wargeys ka faallooda arrimaha Milliteriga ayaa qoray inay Diyaaradahaasi awoodaan inay ridaan Gantaalladda cirka wax ka dila ee  nooca air to air missiles.

Lama sheegin Saldhigga ay Diyaaradahaasi adeegsadaan, marka ay fulinayaan Hawlgalladda Duqeymaha ee ay la beegsadaan Alshabaab.

Hadalkan ayaa soo baxay dhowr maalmood kadib, markii si rasmi ah loo shaaciyey inay Milliteriga Maraykanka Saldhigyo ku leeyihiin gudaha Somalia, oo laga hago Diyaaradaha aan duuliyaha Lahayn ee Droneska, kuwaasi oo la sheego in loo adeegsado duqeymaha lala beegsada Saraakiishaa Alshabaab.

- Advertisement -

Sukhoi Su-30MK2  Uganda Uganda Sukhoi Su-30MK2© Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts