HomeWararEthiopia iyo Uganda oo ka wada hadlay dagaalka ka dhaanka ah Alshaaab

Ethiopia iyo Uganda oo ka wada hadlay dagaalka ka dhaanka ah Alshaaab

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Ethiopia,  Dr Tedros Adhanom iyo Wasiirka Gaashaandigga ee dalka Uganda, Crispus Kiyonga ayaa  kulan ku yeeshay Caasimada dalka Ethiopiaa ee Addis Abeba. Kulaankaasi ayaa waxaa looga hadlay Heshiis Isfaham oo ay labada waddanku kala saxiixdeen Iskaashiga dhinaacyaddaa Waxbarashadda, Beeraha, Dhaqanka iyo Dalxiiska. Warbaahinta dalka Ethiopia ayaa sheegtay inay Wasiirka Arrimaha […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Ethiopia,  Dr Tedros Adhanom iyo Wasiirka Gaashaandigga ee dalka Uganda, Crispus Kiyonga ayaa  kulan ku yeeshay Caasimada dalka Ethiopiaa ee Addis Abeba.

Kulaankaasi ayaa waxaa looga hadlay Heshiis Isfaham oo ay labada waddanku kala saxiixdeen Iskaashiga dhinaacyaddaa Waxbarashadda, Beeraha, Dhaqanka iyo Dalxiiska.

- Advertisement -

Warbaahinta dalka Ethiopia ayaa sheegtay inay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Ethiopia,  Dr Tedros Adhanom iyo Wasiirka Gaashaandigga ee dalka Uganda, Crispus Kiyonga ka wada hadleen Arrimaha dalka Somalia, gaar ahaan sidii ay Labada Dowladood  uga wada shaqeyn laahaayeen Ammaanka iyo nabadda Somalia.

Waxay labada dhinac isku raaceen inay wadaagaan Xogaha Hawlgalladda ka dhanka ah Dagaalamayaasha Alshabaab iyo khatarta kale. 

Dowladaha Ethiopia iyo Uganda waxay lafdhabar  u yihiin Ciiddamadda Hawlgalka AMISOM, waxayna Kumanaan Askari ku biiriyeen Hawlgalka AMISOM ee Alshabaab kula jira dagaalladda lagu loodin la’ yahay Alshabaab.

- Advertisement -

© Radio Dalsan

Latest stories