HomeWararSawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo kulan deg deg ah la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Amarna...

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo kulan deg deg ah la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Amarna dul-dhigay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah waxa uu Xarunta Madaxtooyada kula qaatay Saraakiisha kala duwan ee Ciidamada Qalabka sida. Madaxweynaha ayaa saraakiisha uu kulanka la qaatay waxaa ka mid ah taliyeyaasha Ciidamada,Millateriga,Booliska iyo asluubta,waxana uu kala hadlay xaalada amni ee dalka iyo qaraxyadii u dambeeyay ee ka dhacay Magalada Muqdisho. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah waxa uu Xarunta Madaxtooyada kula qaatay Saraakiisha kala duwan ee Ciidamada Qalabka sida.

Madaxweynaha ayaa saraakiisha uu kulanka la qaatay waxaa ka mid ah taliyeyaasha Ciidamada,Millateriga,Booliska iyo asluubta,waxana uu kala hadlay xaalada amni ee dalka iyo qaraxyadii u dambeeyay ee ka dhacay Magalada Muqdisho.

- Advertisement -

Taliyeyaasha  ayuu Madaxweyne Farmaajo wuxuu faray in ay si dhakhso ah ula yimaadaan warbixin dhammeystiran oo ku saabsan amniga iyo qaraxyadii dhacay maalintii Jimcaha aheyd ee la soo dhaafay.

Weerarkii ismiidaaminta ku bilaawday ee lagu qaaday Hotelka Saxafi ee Muqdisho ayaa waxaa mas’uuliyadiisa sheegtay Al-Shabaab,waxan aku geeriyooday dad u badan Shacab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts