HomeWararFaah faahin:Wariye lagu dilay Duleedka Muqdisho

Faah faahin:Wariye lagu dilay Duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Caawa Maqribkii waxa ay Duleedka Muqdisho ay ku dileen  Wariye ka howlgali jiray Radio Daaru Sunna oo kau yaalla deegaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Magaalada muqdisho. Wariyaha la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdulaahi Nire Xaanshi,waxana Wararka qaar ay sheegayaan in uu ahaa Agaasime ku xigeenka Idaacadda Daaru Sunna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Caawa Maqribkii waxa ay Duleedka Muqdisho ay ku dileen  Wariye ka howlgali jiray Radio Daaru Sunna oo kau yaalla deegaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Magaalada muqdisho.

Wariyaha la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdulaahi Nire Xaanshi,waxana Wararka qaar ay sheegayaan in uu ahaa Agaasime ku xigeenka Idaacadda Daaru Sunna ee Ceelaha Biyaha.

- Advertisement -

Xilliga la dilayay ayaa waxa uu ku sugnaa meel aan ka fogeen Xaruntiisa Shaqada oo ku taalla Xarunta Dahabshiil ee deegaanka Ceelasha Biyaha sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah.

Raggi ka dambeeyay dilka Wariyaha ayaa Goobta ka baxsaday,waxaan weli la ogeyn sababta loo dilay wariyaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts