HomeWararMadaxweynaha Puntland oo Shaqada ka Eryay Saraakiil dhaliilay Maamulkiisa

Madaxweynaha Puntland oo Shaqada ka Eryay Saraakiil dhaliilay Maamulkiisa

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ruqseeyay 7 Sarkaal oo dhawaan shir Jaraa’id ay qabteen dhaliila u jeediyay hab maamulka Madaxweynaha Puntland,isla markaana ay ka soo horjeesteen shirka Golaha Iskaashiga. Hoos ka Akhriso wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 25 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ruqseeyay 7 Sarkaal oo dhawaan shir Jaraa’id ay qabteen dhaliila u jeediyay hab maamulka Madaxweynaha Puntland,isla markaana ay ka soo horjeesteen shirka Golaha Iskaashiga.

Hoos ka Akhriso wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland.

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 25 October 2018 ka Rukhseeyey Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland 7 Sarkaal oo katirsan Ciidanka Daraawiishta

Ujeedo: Rukhso Saraakiil

Laga bilaabo 25 October 2018 waxaa Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland laga Rukhseeyey (7) Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta kadib marka ay ku kaceen falal lid ku ah jiritaanaka Puntland iyo anshaxa ciidannimo, kuwaas oo kala ah.

- Advertisement -
  1. G/Sare Jaamac Axmed Maxamer (Luujito)
  2. G/Sare Maxmed Cali Qase
  3. G/Sare Maxamed Ducaale Maxamuud (Ayax)
  4. G/Sare Cabdirsaaq Aadan Cali (Dhancad)
  5. G/Dhexe Cabduqaadir Jaamac Cabdi (Dhalo muro)
  6. G/Le Maxamuud Cali Xirsi ( Afgaab)
  7. Dhame Cumar Aadan Cabdi (Boolo Boolo)

-DHAMMAAD-

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts