HomeWararSawirro:-Rag hubeysan iyo hubkooda oo lagu qabtay Kismaayo

Sawirro:-Rag hubeysan iyo hubkooda oo lagu qabtay Kismaayo

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Laamaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen howlgal Maanta laga sameeyay Xaafado ka tirsan Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Intii uu howlgalka socday ayaa waxaa dagaal culus oo khasaaro geystay uu dhex maray ciidamada Amniga Jubbaland iyo Ciidamo kale oo hab beeleed u abaabulnaa. Afhayeenka laamaha Amniga Jubbaland […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Laamaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen howlgal Maanta laga sameeyay Xaafado ka tirsan Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Intii uu howlgalka socday ayaa waxaa dagaal culus oo khasaaro geystay uu dhex maray ciidamada Amniga Jubbaland iyo Ciidamo kale oo hab beeleed u abaabulnaa.

- Advertisement -

Afhayeenka laamaha Amniga Jubbaland Siciid Joogsade ayaa sheegay in howlgalka lagu qabtay 11 Ruux oo hubeysnaa kuwaas oo uu ku sheegay inay ahaayeen kuwo abuurayay amnidaro.

‘Ciidamadda Amniga dowlad Goboleedka Jubbland oo Maanta kafuliyay Magaaladda kismaayo Howlgal lagu xoojinayo Amniga Magaaladda ayaa gacanta kusoo dhigay inta uu Howlgalka Socday 11, Ruux oo ahaa koox Hubeysan islamarkaana doonayay in ay Abuuraan xasilooni daro Amni iyaga iyo Hubkooddi.

Dagaalka ka dhacay Magalada Kismaayo inta uu howlgalka socday ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyootay afar Ruux oo mid ka mid ah uu ahaa Nabadoon Caanka ah Magalada Kismaayo oo lagu Magacabi jiray Xasan Galow.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts