HomeWararAqalka Sare oo ka hadlay dagaalka Gobolka Sool

Aqalka Sare oo ka hadlay dagaalka Gobolka Sool

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa si kulul uga hadlay dagaal beeleedka  khasaaraha badan geystay ee ka dhacay deegaanka Dhumay ee Koonfurta Gobolka Sool. Guddoomiye Cabdi Xaashi  ayaa baaq u diray dadka ku dagaalaya Gobolka Sool,waxana uu ugu baaqay in dagaalkaas ay si deg deg ah u joojiyaan. Waxa uu sidoo kale sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa si kulul uga hadlay dagaal beeleedka  khasaaraha badan geystay ee ka dhacay deegaanka Dhumay ee Koonfurta Gobolka Sool.

Guddoomiye Cabdi Xaashi  ayaa baaq u diray dadka ku dagaalaya Gobolka Sool,waxana uu ugu baaqay in dagaalkaas ay si deg deg ah u joojiyaan.

- Advertisement -

Waxa uu sidoo kale sheegay in dagaalkaas xogta uu ka haayo ay tahay dhimasahda 80 Ruux iyo dhaawaca in kabadan,waxaaana uu ugu baaqay maleeshiyaadka dagaalamaya inay joojiyaan.

Deegaanka Dhumay ee Gobolka Sool ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa ka dhacayay dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac,waxana jirn ilaa iyo hadda cid kala dhex gashay maleeshiyaadkaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts