HomeWararDhageyso:-Culimada Boosaaso oo baaq ka soo saaray dagaalka Gobolka Sool

Dhageyso:-Culimada Boosaaso oo baaq ka soo saaray dagaalka Gobolka Sool

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kulan ay Maanta magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka  Bari ku yeesheen qaar ka mid ah Culimada ku nool Magaladaas ayaa waxa ay kaga hadleen dagaalka ka soo cusboonaaday deegaanka Dhumay ee Gobolka Sool. Qaar ka mid ah Culimadaas oo kulanka kadib warbaahinta la hadlay ayaa waxa ay sheegeen in ay aad ga xun yihiin dagaaladaas,iyaga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan ay Maanta magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka  Bari ku yeesheen qaar ka mid ah Culimada ku nool Magaladaas ayaa waxa ay kaga hadleen dagaalka ka soo cusboonaaday deegaanka Dhumay ee Gobolka Sool.

Qaar ka mid ah Culimadaas oo kulanka kadib warbaahinta la hadlay ayaa waxa ay sheegeen in ay aad ga xun yihiin dagaaladaas,iyaga oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo.

- Advertisement -

Waxa ay sheegeen in dadka wada dagaalamay ay yihiin Soomaali,isila markaana dagaalkaas ay ka dhaxlayaan musiibo sida ay hadalka u dhigeen.

Mid ka mid ah Culimadaas ayaa ka sheekeeyey waxyaabihii laga dhaxlay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay,waxana uu uu baaqay madaxda Puntland iyo cid kasta oo Soomaali ah inay ka qeyb qaadato joojinta dagaalkaas.

Aqoonyadanada,Shacabka iyo Siyaasiyiinta ayay ugu baaqeen inay u gurmadaan dadka ku waxyeeloobay dagaalka labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Dhumay ee Koonfurta Gobolka Sool.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codadka qaar ka mid ah Culimada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts