HomeCaalamkaMadaxweynihii hore ee dalka Suudan oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Suudan oo geeriyooday

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Waxaa Goordhow la shaaciyay in dalka Sacuudiga Carabiya uu ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee dalka Suudaan jeneral C/raxmaan Zawaar Dahab. Wakaalladda Wararka Sudan ee SUNA ayaa shaacisay in Marxuumka uu ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magalada Riyadh oo ah Caasmadda dalka Sacuudiga. Madaxweynihii hore ee dalk Suudaan ayaa la sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Goordhow la shaaciyay in dalka Sacuudiga Carabiya uu ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee dalka Suudaan jeneral C/raxmaan Zawaar Dahab.

Wakaalladda Wararka Sudan ee SUNA ayaa shaacisay in Marxuumka uu ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magalada Riyadh oo ah Caasmadda dalka Sacuudiga.

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee dalk Suudaan ayaa la sheegay in da’diisu ay hadda aheyd 83-jir,waxana talada dalkaasi uu hayay intii u dhaxeysay bishii April 6-da ee sannadkii1985-tii ilaa bishii May 6-dii ee sannadkii 1986-dii.

Sidoo kale AUN C/Raxmaan Zawara Dahab ayaa mar waxa uu soo noqday wasiirka Gaashaandhigga dalka Suudaan,waxana xilligaas dalkaasi madaxweyne ka ahaa Jacfar Maxamed Al-numeyr.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts