HomeCaalamkaUganda oo sheegtay in askar Magaalada Marka looga dilay maalmihii uu Farmaajo...

Uganda oo sheegtay in askar Magaalada Marka looga dilay maalmihii uu Farmaajo booqashada ku joogay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ku-xigeenka Afhayeenka Ciiddanka dalka Uganda, Kolonel De Akiiki Asiimwe ayaa sheegay in 2 Askari looga dilay weerar jid-gal ah oo ay Dagaalamayaasha Alshabaab la beegsadeen Ciiddamo roondo ka hayey magaallada Marka. Waxa uu intaasi Ku daray in tiro ka tirsan Ciiddankooda lagu dhaawacay weerarkaasi oo dhacay xilli uu Madaxweyne Farmaajo booqasho ku joogay Marka. Madaxweyne […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku-xigeenka Afhayeenka Ciiddanka dalka Uganda, Kolonel De Akiiki Asiimwe ayaa sheegay in 2 Askari looga dilay weerar jid-gal ah oo ay Dagaalamayaasha Alshabaab la beegsadeen Ciiddamo roondo ka hayey magaallada Marka.

Waxa uu intaasi Ku daray in tiro ka tirsan Ciiddankooda lagu dhaawacay weerarkaasi oo dhacay xilli uu Madaxweyne Farmaajo booqasho ku joogay Marka.

- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo ayaa habeen ku hoyday magalada halkaas uu dib u heeshiisin uga sameeyey laba beel oo mudo dagaalamayey maleeshiyadooda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts