HomeWararDiyaarado dagaal oo Caawa duqeyn ka geystay Gobolka Gedo

Diyaarado dagaal oo Caawa duqeyn ka geystay Gobolka Gedo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa diyaarado dagaal ay duqeyn ka geysteen deegaano ka tirsan gobolkaasi Gedo. Diyaaradaha ayaa dad ku sugan gobolka Gedo waxa ay sheegeen inay duqeeyeen deegan lagu Magacaabo Dhiigtaar oo u dhow tuulo Barwaaqo ee Gobolka Gedo,waxaana jira khasaaroa ka dhashay duqeyntaas. Mas’uuliyiin ka tirsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa diyaarado dagaal ay duqeyn ka geysteen deegaano ka tirsan gobolkaasi Gedo.

Diyaaradaha ayaa dad ku sugan gobolka Gedo waxa ay sheegeen inay duqeeyeen deegan lagu Magacaabo Dhiigtaar oo u dhow tuulo Barwaaqo ee Gobolka Gedo,waxaana jira khasaaroa ka dhashay duqeyntaas.

- Advertisement -

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Gedo ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyeen duqeyntaas,welina majirto cid xaqiijisaya khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.

Warar aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in duqeyntaas ay geysteen diyaarado dagaal oo laga leeyahay dalka Kenya,waxaana deegaanka duqeynta ka dhacday maamula Al-Shabaab.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in dad rayid ah ay duqeyntaas waxyeelo ka soo gaartay dad rayid ah oo ku sugnaa deegaanka Dhiigtaar ee Gobolka Gedo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts