HomeWararAl-Shabaab oo Shan Nin toogasho ku fuliyey

Al-Shabaab oo Shan Nin toogasho ku fuliyey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa markale waxaa Al-Shabaab ay toogasho ku fuliyeen Shan Nin oo ay ku eedeeyeen inay ahaayeen Sirdoon ama basaasiin,sida ay sheegeen. Fagaaro ku yaalla degmada Saakow ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa raggaas lagu toogtay,waxaana daawanayay qaar ka mid ah Shacabka degmadaas,iyo xubno sar sare oo ka tirsan Al-Shabaab. Ragga la toogtay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa markale waxaa Al-Shabaab ay toogasho ku fuliyeen Shan Nin oo ay ku eedeeyeen inay ahaayeen Sirdoon ama basaasiin,sida ay sheegeen.

Fagaaro ku yaalla degmada Saakow ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa raggaas lagu toogtay,waxaana daawanayay qaar ka mid ah Shacabka degmadaas,iyo xubno sar sare oo ka tirsan Al-Shabaab.

- Advertisement -

Ragga la toogtay ayaa Al-Shabaab waxa ay ku eedeeyeen inay u Shaqeynayaan dowladaha Soomaaliya iyo kenya,waxaana Magacyadooda lagu kala sheegay.

1-Cabdishakuur Xasan Xuseen.

2-Haaruun Cabdi Raxmaan Cumar
3-Cabdiraxmaan Xuseen Maxamed

- Advertisement -

4-Maxamed Yuunus Mad Keer

5- Caliyoow Jiinoow Nuur

S ikastaba Al-Shabaab ayaa sidan oo kale waxa ay laba maalmood kahor Shan Nin ku toogteen fagaaro ku yaalla degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe,iyaga oo ku eedeeyay inay ahaayeen basaasiin ama sirdoon.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts