HomeMaqalDhageyso:-Gudoomiyaha Degmada Balcad "Gobolka Banaadir magali karno Xuduud ayaa laga dhigay"

Dhageyso:-Gudoomiyaha Degmada Balcad “Gobolka Banaadir magali karno Xuduud ayaa laga dhigay”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Maamulka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaah dhexe Qaasim Cali Nuur(Furdug) ayaa sheegay in degmada Balcad iyo tuulooyinka hoostaga aysan xilligaan laheyn Goobihii adeegtada Bulshada sida Isbitaal iyo Xarumo kale. Waxa uu sheegay in markii Haweenka ama dadka kale ay qabtaan xanuuno daran loola soo cararo dhanka Magalada muqdisho hadana xilliyada habeenkii ay dhibaato ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Maamulka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaah dhexe Qaasim Cali Nuur(Furdug) ayaa sheegay in degmada Balcad iyo tuulooyinka hoostaga aysan xilligaan laheyn Goobihii adeegtada Bulshada sida Isbitaal iyo Xarumo kale.

Waxa uu sheegay in markii Haweenka ama dadka kale ay qabtaan xanuuno daran loola soo cararo dhanka Magalada muqdisho hadana xilliyada habeenkii ay dhibaato ku qabaan.

- Advertisement -

“Runtii Caawa hadii Haweeney uu xanuun ku soo boodo malaha meel la geeyo,markaad la soo aado muqdisho soo gelitaanka ayaba dhibaato ah,waayo xaduudka ay inaag xirteen,anaga laba dal kala nihin ayuu yiri Guddoomiye Qaasim.

Waxa uu ugu baaqay Maamulka gobolka Banaadir iyo dowladda Soomaaliya inay us oo gurmadaan dadka ku nool degmada Balcad iyo deegaanada kale oo hoostaga,isla markaana ay ka wareejiyaan Ciidamada mararka qaar xilliyada habeenkii wadada xiraan.

Hoos Ka Dhageyso Codka guddoomiyaha degmada Balcad Qaasim Furdug.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts